Saturday, July 12, 2008

URURKA DHALINYARADA SOOMAALIYEE "SYO" OO KA QEYB GALAY SHIR SANADEEDKII URURADA DHALINYARADA AFRIKA EE KA DHACAY MAGAALADA QAAHIRA


waxaa bishaan june ka dhacay magaalada Qaahira ee dalka Masar shirweynihii ururada dhalinyarada Afrika kaa oo ay ka soo qeybgaleen ururo dhalinyaro oo ka kala socday ku dhawaad 45 dawladood oo Afrikaan aha sidoo kale
waxaa goob joog ahaa heyado kale oo dawli ah kuwaa oo daneeyaya arimaha dhalinyarada aduunka iyadoo uu shirkaan soo qabanqaabiyay "pan african youth leadership" kaa oo hoostaga meadawga afrika. shirkaan ayaa ah kii labaad ayadoo kii kan ka horeeyana uu ka dhacay2007 magaalada Akra ee ah caasimadda dalak Gaana.
shirkaan ayaa waxaa Soomaaliya ku metelaayay wafdi ka socda ururka dhalinyarada Soomaaliyeed"SYO" oo uu hogaaminaayay C/raxmaan Tuuryare isku xiraha guud ee ururka isla markaana ay xubno ka ahaayeen mas'uuliyiin uu ka midyahay Xasan Haashim oo ah u qeybsanaha waxbarashada iyo arimaha bulshda shirkaan ayaa ajandaha sanadkaan lagu qaadaadhigeynaayay wuxuu ahaa "dawrka hogaamineed ee dhalinyarada afrika iyo ka qeybqaadashada dejinta xasaradaha ka aloosan qaaradda afrika iyadoo sidoo kale qodoba si gaar ah soomaaliya u quseeya looga dooday intii shirku socday oo aheyd 4 maalmood.sida uu sheegay Mudane C/raxman Turyare Soomaaliya waxaa lasiiyay waqti aad u dheer oo aan lasiin dawladaha kale ee ka soo qeybgelay shirka si uu wafdiga soomaalidu u soo gudbiyo dhibaatooyinka ka jira dalkooda gaar ahaan kuwa ku dhacaya dhalinyarada oo ah kuwa beri dalku ku baxsan lahaa iya adoo qodobada ugu muhiimsan ee quseynaayay soomaaliya lana soo saaray gabagabadii shirkaas ay ka mid ahaayeen.
1. in Soomaaliya loo diro gudi dhalinyaro oo afrikaan ah soona qiimeeya guud ahaan dhibaatada dalku ku jiro gaar ahaan dhalinyarada soomaaliyeed asigoo la kaashanaayaya uruka dhalinyarada soomaaliyeed.
2. in la dhiiri geliyo heshiiskii ay dhawaan kala saxiixdeen dawlda federaalka ah iyo isbaheysiga dib u xureynta soomaaliya si uu bilaw ugu noqdo soo dabaalidda nabadda soomaaliya
3. in medawga afrika iyo qaramada midowday ay dardargeliyaan keenista ciidama caalami ah ee la keeno dalak soomaaliya si ay u baxaan ciidanada itoobiya.
4. in hey'adaha samafalka afrika iyo kuwa caalamiga ahiba ay lagaaraan gargaar degdeg ah dadka soomaaliyeed ee ku barakacay soomaaliya ho la'aanta iyo gaajaduna ku heysato geedha hoostooda.shirkaan ayaa waxaa lagu soo beegay ka hor isbuuc shirka wadamada afrika ee ka dhici doona magaalada Sharmasheekh ee isla dalka Masar si madaxada Afrika loogu gudbiyo waxyaabaha ka soo baxay shirka dhalinyarada Afrika iyadoo gabagabadii shirka dhalinyarada halkaas lagu magacaabay gudi ka qeybgala shir madaxeedka afrika si ay ugu gudbiyaan talooyika dhalinyarada

URURKA SYO OO DOOD CILIMIYEED KU QABTAY MAGAALDA QAAHIRA.


Waxaa lagu qabtay Wadanka Masar dood cilmiyeed ey soo qaban qaabiyeen Ururka dhalinyarada Soomaaliyeed ( SYO) ee laga soo gaabshay "Somali Youth Organization", dood cilmiyeedkan oo Ciwaankeedu ahaa" dhalinyarada Somaaliyeed dhibaatooyinka maanta iyo yadadiilada mustaqbalka" ayaa waxaa ka soo qeybgalay dhalinyaro badan oo Jaamacadaha Wadankani masar dhameystay qaarna ay ku guda jiraan waxaa lagu furay dood cilmiyeedkan aayado quraan,uu aqriyay Cabdi Raxmaan Gurey Quraanka kadib ayaa waxaa la siiyay qudbad kooban isku xiraha Guud ee Ururka Dhaliyada somaliyeed Cabdi Raxmaan Tuuryare asigoo sharaxaad ka bixiyay Ururka xiligii uu bilowday iyo u jeedooyinka uu leeyahay waxaana uu sheegay in ujeedkooda ugu wayn uu yahay sidii dhliyarada Somaaliyeed la isugu xiri lahaa meelkasto ay joogaan loona midayn lahaa si markaas meesha looga saaro qabyaalada iyo kala qoqobnaanta haysata .

Cabdi raxaam waxaa uu sheegay Uruka dhaliyada Soomaaliyeed inuu xubin ka yahay Urur Gobaleedyo iyo Ururo caalami ah ayna ka qeyb galeen shirar badan oo ka dhacay dunida dacaladeeda ayagoo geeyay codka Dhaliyada somaaliyeed Goobihii ay ka dhaceen shirarkasi, Intaas kadib waxaa la siiyay hadalkii Shikh Yuusuf Xuseen jmcaalle oo ka hadlay qabyaalada iyo dhibaatada ay ku hayso dhaliyarada Soomaaliyeed asigoo sheegay in ay cibro ugu filantahay umada Soomaaliyeed 18 sano wax ay kala kulmeen Qabyaaladda.

Waxaa sidoo kale halkaas ka hadlay Saalax Macalin (Saalax Dheere) oo ah Xogyaha guud ee Ururka isla markaana ahaay xiriiriyaha dood cilmiyeedka,wuxuuna ku booriyay dhalinyarada inay iskaashi iyo wax wada qabsi muujiyaan isla markaana ka fogaadaan Qabyaalad iyo waxii kal geynaya umadda asagoo sheegay inay dhalin yaradu lafdhabar u yahiin bulshada loona baahanyahay inay hormuud u noqdaan horumarka dalka.

Sidoo kale waxaa ka hadlay Gudoomiyaha ururka C/llaahi Yusuf SH. Nur(khadar) oo ku soo dhaweeyay dood cilmiyeedkan dhalinyaradii ka soo qeyb gashay asigoo sheegay in ay soo dhaweynayaan cid kasto oo umada Soomaaliyeed u horseedaysa wanaag ayna diyaar u yihiin in ay wax ku darsadaan lana midoobaan si dhibatada looga saaro dhalinyarada Soomaaliyeed loona helo dhaliyaro aaminsan in ay wax qabsan karaan daacadna u ah Dadkooda iyo Dalkaooda .Dhalinyaradii ka soo qeyb gashay dood cilmiyeedkan ayaa dhamaan isla gartay in ay muhiim tahay in la isla shaqeeyo lagana baxo qabyaalada aan dhamaadka lahayn ee haysata ayagoo soo dhaweeyay howsha ay bilaabeen Uruka Dhaliyarada Somaaliyeed kuna wada balamay in howsha la isla wado lana mideeyo dadaalada ay wadaan dhamaan bahda wax barata lana gacan qabto inta aan waxbaran ee ku dhaqaman Wadanka Masar si loo helo maskax wanaagasan ee wax fahmeysa waxaana uu ku dhamaaday dood cilmiyeedkii jawi wanaagsan ayadoo dhamaan dhalinyaradii ka soo qeyb gashay ay salaan isla dhex mareen ayadoo ay ka muuqatao farxad .

Ururka dhalinyrada Soomaaliyeed waxaa la aas aasay 2000 waana urur ka hawl gala dalal kala duwan oo ay ku badanyihii dhalinyarada Soomaaliyeed ee wax barata sida Sudaan,Yaman, Masar,Maleesiya,Baakistaan iyo kuwa kale, sidoo kale waxey hawlo ka bilaabeen mar dhaw gudaha wadanka soomaaliya iyagoo ku hawlan dhisida xarumo lagu taba baro dhalinyarada laguna wacyi geliyo.

soyoder_org@yahoo.com


http://www.soyoderblogspot.com/

W/Q Da'uud Cali Sheekh
xigasha muqaal.com

URUR DHALINYARO OO CUSUB

DHALINYARADA WACYIGELEINTOODA WAA MUHIIM.GACMO WADAJIR BAY WAX GOYN KARAAN

Wednesday, July 2, 2008

Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed"SYO" oo kulan kula yeeshay magaalada Qaahira madaxweynihii hore ee soomaaliya C/qasim Salad Xasan





Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed "SYO" ayaa kulan kula yeeshay Hoteelaka la yiraahdo Marindiyaal ee ku yaalal magaalada Qaahira madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr:C/qaasim Salad Xasan ujeedada kulankaan ayaa aheyd sida uu sheegay C/raxman Turyare iskuxiraha guud ee Ururka, salaan iyo is wareysi ku aadan xaalada cakiran ee dalka Soomaaliya.

madaxweynaha ka dib markii uu dhageystay warbixinta wafdigii ka socaday Ururka oo ay xubno ka ahaayeen mudane: C/qaadir Cumar Cusman oo ah xoghayaha ,maliyada ee Ururka iyo Al-ustad Maxamed Cumar Axmed oo ah qoraa iyo baare arimaha Soomaaliya xubina ka aha Uruka ayuu ku booriyay uruka in ay si wada jir ah u shaqeeyaan is kana ilaaliyaan qabyaalad iyo nin tooxsi taa oo soomaaliya dhigtay maanta halka ay taalo asigoo sidoo kale ka dhawaajiyay in ay dhalinyaradu dawr muhiim ah ka soo ciyaareen xurnima gaarsiintii soomaaliya hadana ay sidoo kale muhiimtahay in ururka dhalinyarada soomaaliyeed dawr muhiim ah uu ka cayaaro dib u soo celinta xurnimadii soomaaliya iyagoo sidoo kale ka qeybqaadanayay dejinta iyo badbaadinta shacabka soomaaliyeed kaa oo ay la soo derseen daruufo adadag oo xaga amaanka ah iyo noloshaba.

C/raxman Turyare iskuxiraha guud ee "SYO" ayaa sheegay in ay madaxwynaha kala sheekeysteen arimo farabadan intii lagu guda jiray kulankaa oo ku dhawaad hal saac qaatay iyadoo madax weynuhu si guud uga hadlay dhibaatada maanta ka socota dalka soomaaliya iyo asbaabihii keenay wuxuuna intaa raaciyay in uu mardhaw soo saari doono afar buug oo uu uga hadlayo taariikhda siyaasadeed ee dalka soomaaliya iyo waxyaabihii uu usoo joogay asigu. buugtaas waxaa kamid ah buug maalmo gudahood lagu daabici doono oo uu uga hadlayo wixii dhacay 3dii sano ee uu madaxweynaha ahaa iyo jalaafooyinkii loo geestay dawladii soomaaliyeed.

gabagabadii kulankaas ayaa madaxweynuhu urajeeyay ururka dhalinyarada soomaaliyeed guul asigoo ku booriyay ineysan ka daalin halganka ay ugu jiraan badbaadinta umada soomaaliyeed iyagoo ka fogaanaya waxyaabihii fashiliyay kuwii iyaga ka horeeyay.

Tuesday, July 1, 2008

uruka dhalinyarada somalyeed SYO oo ka qeeb galay shir sanadeedkii ururka shalinyarada africa ee ka dhacay maglada qahira

waxaa bishaan june ka dhacay magaalada Qaahira ee dalka Masar shirweynihii ururada
dhalinyarada Afrika kaa oo ay ka soo qeybgaleen ururo dhalinyaro oo ka kala socday ku dhawaad 45 dawladood oo Afrikaan aha


sidoo kale waxaa goob joog ahaa heyado kale oo dawli ah kuwaa oo daneeyaya arimaha dhalinyarada aduunka iyadoo uu shirkaan soo qabanqaabiyay "pan african youth leadership" kaa oo hoostaga meadawga afrika.


shirkaan ayaa ah kii labaad ayadoo kii kan ka horeeyana uu ka dhacay2007 magaalada Akra ee ah caasimadda dalak Gaana.shirkaan ayaa waxaa Soomaaliya ku metelaayay wafdi ka socda ururka dhalinyarada Soomaaliyeed"SYO" oo uu hogaaminaayay C/raxmaan Tuuryare isku xiraha guud ee ururka isla markaana ay xubno ka ahaayeen mas'uuliyiin uu ka midyahay Xasan Haashim oo ah u qeybsanaha waxbarashada iyo arimaha bulshda shirkaan ayaa ajandaha sanadkaan lagu qaadaadhigeynaayay wuxuu ahaa "dawrka hogaamineed ee dhalinyarada afrika iyo ka qeybqaadashada dejinta xasaradaha ka aloosan qaaradda afrika iyadoo


sidoo kale qodoba si gaar ah soomaaliya u quseeya looga dooday intii shirku socday oo aheyd 4 maalmood.sida uu sheegay Mudane C/raxman Turyare Soomaaliya waxaa lasiiyay waqti aad u dheer oo aan lasiin dawladaha kale ee ka soo qeybgelay shirka si uu wafdiga soomaalidu u soo gudbiyo dhibaatooyinka ka jira dalkooda gaar ahaan kuwa ku dhacaya dhalinyarada oo ah kuwa beri dalku ku baxsan lahaa iya adoo qodobada ugu muhiimsan ee quseynaayay soomaaliya lana soo saaray gabagabadii shirkaas ay ka mid ahaayeen.


1. in Soomaaliya loo diro gudi dhalinyaro oo afrikaan ah soona qiimeeya guud ahaan dhibaatada dalku ku jiro gaar ahaan dhalinyarada soomaaliyeed asigoo la kaashanaayaya uruka dhalinyarada soomaaliyeed.


2. in la dhiiri geliyo heshiiskii ay dhawaan kala saxiixdeen dawlda federaalka ah iyo isbaheysiga dib u xureynta soomaaliya si uu bilaw ugu noqdo soo dabaalidda nabadda soomaaliya


3. in medawga afrika iyo qaramada midowday ay dardargeliyaan keenista ciidama caalami ah ee la keeno dalak soomaaliya si ay u baxaan ciidanada itoobiya.


4. in hey'adaha samafalka afrika iyo kuwa caalamiga ahiba ay lagaaraan gargaar degdeg ah dadka soomaaliyeed ee ku barakacay soomaaliya ho la'aanta iyo gaajaduna ku heysato geedha hoostooda.


shirkaan ayaa waxaa lagu soo beegay ka hor isbuuc shirka wadamada afrika ee ka dhici doona magaalada Sharmasheekh ee isla dalka Masar si madaxada Afrika loogu gudbiyo waxyaabaha ka soo baxay shirka dhalinyarada Afrika iyadoo gabagabadii shirka dhalinyarada halkaas lagu magacaabay gudi ka qeybgala shir madaxeedka afrika si ay ugu gudbiyaan talooyika dhalinyarada soyoder_org@yahoo.com

Sunday, June 29, 2008

URURKA DHALINYARADA SOOMAALIYEE "SYO" OO KA QEYB GALAY SHIR SANADEEDKII URURADA DHALINYARADA AFRIKA EE KA DHACAY MAGAALADA QAAHIRA



waxaa bishaan june ka dhacay magaalada Qaahira ee dalka Masar shirweynihii ururada dhalinyarada Afrika kaa oo ay ka soo qeybgaleen ururo dhalinyaro oo ka kala socday ku dhawaad 45 dawladood oo Afrikaan aha sidoo kale waxaa goob joog ahaa heyado kale oo dawli ah kuwaa oo daneeyaya arimaha dhalinyarada aduunka iyadoo uu shirkaan soo qabanqaabiyay "pan african youth leadership" kaa oo hoostaga meadawga afrika. shirkaan ayaa ah kii labaad ayadoo kii kan ka horeeyana uu ka dhacay2007 magaalada Akra ee ah caasimadda dalak Gaana.

shirkaan ayaa waxaa Soomaaliya ku metelaayay wafdi ka socda ururka dhalinyarada Soomaaliyeed"SYO" oo uu hogaaminaayay C/raxmaan Tuuryare isku xiraha guud ee ururka isla markaana ay xubno ka ahaayeen mas'uuliyiin uu ka midyahay Xasan Haashim oo ah u qeybsanaha waxbarashada iyo arimaha bulshda shirkaan ayaa ajandaha sanadkaan lagu qaadaadhigeynaayay wuxuu ahaa "dawrka hogaamineed ee dhalinyarada afrika iyo ka qeybqaadashada dejinta xasaradaha ka aloosan qaaradda afrika iyadoo sidoo kale qodoba si gaar ah soomaaliya u quseeya looga dooday intii shirku socday oo aheyd 4 maalmood.

sida uu sheegay Mudane C/raxman Turyare Soomaaliya waxaa lasiiyay waqti aad u dheer oo aan lasiin dawladaha kale ee ka soo qeybgelay shirka si uu wafdiga soomaalidu u soo gudbiyo dhibaatooyinka ka jira dalkooda gaar ahaan kuwa ku dhacaya dhalinyarada oo ah kuwa beri dalku ku baxsan lahaa iya adoo qodobada ugu muhiimsan ee quseynaayay soomaaliya lana soo saaray gabagabadii shirkaas ay ka mid ahaayeen.

1. in Soomaaliya loo diro gudi dhalinyaro oo afrikaan ah soona qiimeeya guud ahaan dhibaatada dalku ku jiro gaar ahaan dhalinyarada soomaaliyeed asigoo la kaashanaayaya uruka dhalinyarada soomaaliyeed.

2. in la dhiiri geliyo heshiiskii ay dhawaan kala saxiixdeen dawlda federaalka ah iyo isbaheysiga dib u xureynta soomaaliya si uu bilaw ugu noqdo soo dabaalidda nabadda soomaaliya

3. in medawga afrika iyo qaramada midowday ay dardargeliyaan keenista ciidama caalami ah ee la keeno dalak soomaaliya si ay u baxaan ciidanada itoobiya.

4. in hey'adaha samafalka afrika iyo kuwa caalamiga ahiba ay lagaaraan gargaar degdeg ah dadka soomaaliyeed ee ku barakacay soomaaliya ho la'aanta iyo gaajaduna ku heysato geedha hoostooda.

shirkaan ayaa waxaa lagu soo beegay ka hor isbuuc shirka wadamada afrika ee ka dhici doona magaalada Sharmasheekh ee isla dalka Masar si madaxada Afrika loogu gudbiyo waxyaabaha ka soo baxay shirka dhalinyarada Afrika iyadoo gabagabadii shirka dhalinyarada halkaas lagu magacaabay gudi ka qeybgala shir madaxeedka afrika si ay ugu gudbiyaan talooyika dhalinyarada


soyoder_org@yahoo.com
www.soyoder.blogspot.com