Friday, September 12, 2008

URURKA SYO WAA URUR CEYNKEE AH?



Ururka SYO waa urur ceynkee ah?

Ururka dhalinyarada soomaalieed ee SYO ayaa waxaa iminka ku mideysan dhalinyara soomaaliyeed oo ubadan aqoonyahan kalana jooga wadama kala duwan oo ku kala yaalala qaaradaha Ameerika ,Oroba ,Aasiya , Afrika iyo dalka soomaaliya kuwaas oo ka dhiidiyay dhibaatada ka jirta wadankoodii hooyo iyo muuqnaan la’aanta kaalinta dhalinyarada soomaaliyeed ay ku lahaan jireen badbaadinta dalka iyo dadka soomaaliyeed.

Hadaba gudoomiyaha SYO C/raxmaan Tuuryare oo 2008 loo doortay xilka gudoomiyanimada ka dib shan sano oo uu xilkaas soo haayay maamul kale ayaa hadii allaha qaadirkaahi ogolaado xilkaan sii heyndoona shanta sano ee soo socota asiga iyo maamulka cusub. mar uu ka hadlaayay ujeedooyinka ururka SYO wuxuu yir” waxaan nahay dhalinyara soomaaliyeed oo shanta soomalina ka kooban ujeedadooduna tahay soo celinta sharafti soomaaliya oo ay naga horba dhalinyaro nala mid ah inaga waa “SYL” oo sida la ogyahaba iyagoo rabigood kaashanaya soo celiyay xurnimadii soomaliya kana dhigay wadankeena wadan la mid ah wadamada kale ee xurta ah, hadaba maanta oo xaalka soomaaliya uu shabahaayo xaalkii uu ku sugnaa 1943 dalkeenu oo ahaa xaal gumeysi sabababa badan owgood ayaa waxaa markale hurdada ka kacaya dhalinyaradii soomaaliyeed doonayana in ay markale badbaadiyaan dalkooda maraayana wadadii ay walaalahood SYL ku guuleysteen marka SYO waa SYL KA qarniga 21aad”

1 comment:

Anonymous said...

Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan
siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan
tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com